Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Gen. C/llaahi Fartaag oo loo doortay xubin Guddiga Dastuurka Baarlamaanka [Akhriso]

Doorasho lagu buuxinayo xubintii Guddiga dib u eegista Dastuurka ee uu iska C/raxmaan Faroole ayaa maanta ka dhacday xarunta Aqalka sare ee Baarlamaanka.

Waxaa isu sharxay afar musharax oo doonaya in loo doorto xubinta guddiga, waxayna kala ahaayeen: Shukri Aadan Maxamed, Xasan Cusmaan, C/weli  Cilmi Goonjeex iyo C/llaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag).

Wareegii koowaad ee codeynta ayaa natiijadiisii noqotay: 
1- Shukri Adan Maxamed =16 cod
2- Xasan Cusmaan = 5 cod
3- Cabdiweli Goonjeex = 11 cod
4-C/llaahi Fartaag= 14 cod

Wareegii labaad waxaa ku loolamay Shukri Aadan iyo Gen. Fartaag waxaana natiijadii noqotay inuu ku guuleysto C/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo buuxin doona xubinnimadii uu banneeyay C/raxmaan Faroole, isagoo helay 24 cod, halka Shukri ay heshay 22 cod.

 Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON