Sunday, July 20, 2025

DEGDEG: Golaha Shacabka oo Goor dhoweyd Ansixiyay Sharci muhiim ah [Akhriso]

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa goor dhoweyd ansixiyay Hindise Sharciyeed ay soo dhammaatay doodiisa oo hor yaallay Baarlamaanka.

Xildhibaannada ayaa u codeeyay Hindise sharciyeedkii Biyaha, waxaana u codeeyay oo taagereay 147 xildhibaan, iyadoo ay diideen 3 xildhibaan, mana jirin cid ka aamustay.

Xeerkan waxaa Golaha Shacabka hor geeyay Wasaaradda Biyaha iyo Korontada, waxaana la mariyay akhrintii labaad iyo dooda xildhibaannada oo ugu dambeyn ay meel mariyeen xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka.

 

Wasiirka Biyaha iyo Korontada Saalim Caliyow Ibrow ayaa xldhibaannada uga mahad celiyay meel marinta sharciga biyaha.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON