Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG; Golaha Wasiirada oo ansixiyay Go’aanka dowladda ee Kiiska Qalbidhagax

Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa ansixiyay Go’aanka dowladda Soomaaliya ka qaadatay kiiska Sarkaalka ONLF C/kariin Sheekh Muuse ee Itoobiya lagu wareejiyay.

Shir goor dhow soo dhammaaday ayaa xubnaha Golaha Wasiirada isku raaceen in Qalbi dhagax uu halis ku ahaa ammaanka Soomaaliya, isla markaana loo cuskaday u gudbintiisa Itoobiya heshiis dhex maray labada dal.

Dood ka dhacay Golaha Wasiirada ayaa ku soo dhammaatay in cod gacantaag ah lagu ansixiyay go’aankaasi, waxaana war-saxaafadeed dhowaan soo baxaya lagu faahfaahin doonaa arrintan.

LA SOCO FAAHFAAHINTA….

XOG: Dowladda Soomaaliya oo Go’aan adag oo lama filaan ah ka qaadatay Arrinta Qalbi-dhagax [Akhriso]

 

AKHRISO: Qodobaddii ay ku heshiiyeen Wasiir Mahad Salaad & Dowlada Itoobiya [XASAASI]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON