Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Golaha wasiirada oo Caawa shir degdeg loogu yeeray

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in shir degdeg caawa loogu yeeray Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya, shirka oo uu guddoominayo Ra’iisal wasaare ku xigeenka Maxamud Cumar Carte ayaa lagu wadaa inuu goor dhow ka furmo xafiiska Ra’isial wasaaraha.

breaking-news2

Kulankan oo ku soo beegmay xiisad siyaasadeed ee uu kiciyay Mooshinka laga keenay madaxweynaha ayaan la shaacin waxa looga hadlayo, waxayna wararka sheegayaan in golaha wasiirada uu madaxweynaha ka doonayo olole looga difaaco mooshinka cusub.

Shirka Golaha wasiirada intii uu socday waxaa ku soo biiray Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid oo shir guddoominta shirka la wareegay, waxaana ajendaha shirka uu ahaa Howlaha horyaala golaha wasiirada iyo xaalada Mooshinka madaxweynaha.

wixii soo kordha kala soco halkan insha Allaah

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON