Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Guddoomiyaha cusub ee Golaha Wakiilada Somaliland oo la doortay

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegay in Golaha Wakiilada Somaliland ay doorteen guddoomiye cusub.

Kulankii golaha Wakiilada Maamulka Somaliland ayaa doorashada ka dhacday waxaa ku tartamay laba musharax C/raxmaan Talyanle iyo Baashe Maxamed Faarax, waxaana lagu kala guuleystay 1 cod oo qura.

C/raxmaan Taylane ayaa helay 38 cod, halka Baashe Maxamed Faarax uu  helay 39 Cod, waxaana muddo toddobaad kadib la dooran doonaa guddoomiye ku xigeenka koowaad oo ah booskii uu banneeyay guddoomiyaha cusub.

Doorashada Guddoomiyaha cusub ee Golaha wakiilada waxay timi kadib markii , Guddoomiyihii Golahaasi ee 12sano lasoo dhaafay Cabdiraxmaan Ciro uu iska casilay xilkaasi, isagoo isu sharaxay Madaxweynaha Somaliland.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON