Monday, July 7, 2025

DEGDEG: Guddoomiyihii Guddiga Doorashada Madaxweynaha ee K/Galbeed oo is casilay

War hadda soo dhacay ayaa sheegay inuu is casilay guddoomiyihii Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.

Carfo Ibraahim Aadan  oo ahaa Guddoomiyaha Guddiga doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay inuu ika casilay guddoomiyenimada Guddiga Doorashada, iyadoo aan faahfaahin laga bixin sababta is-casilaadiisa.

Hore ayaa loo faafiyey muuqaal la sheegay inuu ku si buuxda ugu taageeray dib u doorashada madaxweynaha K/Galbeed ee waqtigiisu dhammaaday Shariif Xasan Sheekh  Aadan.

Muxuu isu casilay Guddoomiyaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed..?

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON