Monday, June 23, 2025

DEGDEG: Guddoomiyihii Haweenka Gobolka Mudug oo toogasho lagu dilay

Kooxo hubaysan ayaa maqribnimadii galabta Magaaladda Gaalkacyo ku toogtay dilay Gudoomiyihii Ururka Haweenka Gobalka Mudug Dhudi Yuusuf Aadan.

Dableyda  dilka geysatay ayaa baxsaday kadib markii dileen Gudoomiyihii Ururka Haweenka Gobalka Mudug Dhudi Yusuf Aadan.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxa dilka Dhudi Yusuf Aadan,waxaana socda baaritaano ay wadaan laamaha amaanka Gobalka Mudug sida ay sheegayaan wararka hordhaca ah ee laga helayo magaalada Gaalkacyo.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON