War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaxweynaha Soomaaliya uu xilkii ka qaaday Gudoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka Caydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf.
Xil ka qaadits Ilka-xanaf ayaa ku soo beegantay xilli kala guur iyadoo madaxweyne Xasan Sheekh intii uu xilka hayay uu ka meermeeray tallaabdan, hore u sheegay inuusan awood u lahayn xil ka qaadistiisa.
Waxa xilkaasi loo magacaabay Dr Ibraahim Iidle Sulaymaan… Ceydiid Ilka-xanaf ayaa la filayaa inuu ku gacan seyro arrintan..
FAAHFAAHINTA LA SOCO…
Goobjooge.com