Saturday, June 28, 2025

DEGDEG: Guddoonka Baarlamaanka oo ku dhawaaqay xilliga xukuumadda cusub la horkeeno Baarlamaanka

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in shirkii baarlamaanka u socday lagu go’aamiyay in maalinta Sabtida ah ee 31-ka Bisha  Janaayo la horkeeno xukuumadda cusub ee uu 27-kii bishan ku dhawaaqay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid sida uu ku dhawaaqay Guddoonka Baarlamaanka.

breaking-news2

Baarlamaanka ayaa hore u siiyay Ra’iisal wasaare Cumar C/ashiid muddo laba toddobaad ah oo ku eg dhammaadka bishan, iyadoo la soo magacaabay xukuumad ka kooban 20 wasiir oo aan midkoodna ka mid ahayn Baarlamaanka.

Xildhibaanno badan ayaa ka biyo diidan Wasiirada cusub, waxaase dareemayaa inay gaabsadeen Kutlooyinkii isbaheystay, iyadoo guux badan ka jiro xildhibaannada ayaa la filayaa in dooda ansixinta xukuumada ay adkaan doonto markan.

Goobjooge.com

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON