Wednesday, December 2, 2020
More

    Wasiirada cusub

    Wasiiradii Amniga iyo Arrimaha Gudaha oo xilalkii wareejiyey & Ra’iisal wasaare Rooble oo… (Sawirro)

    Wasiirada Amniga iyo Arimaha Gudaha xukuumadii hore ee Soomaaliya ayaa maanta xilalka ku wareejiyey wasiirada cusub ee loo magacaabay munaasabado uu goobjoog ka...

    Madaxweyne Farmaajo oo Baarlamaanka u diray Dalab ku saabsan Golaha Wasiirada cusub (Akhriso)

    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Baarlamaanka Soomaaliya u diray Baaq ku saabsan ansixinta Golaha Wasiirada cusub ee uu soo dhisay Ra'iisal wasaare Maxamed...

    Ra’iisal Wasaare Rooble maku guuleysan doonaa inuu iska bedelo Mahdi Guuleed..? (Dalab culus)

    Ra'iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo aan weli ku guuuleysan inuu soo dhiso Golihiisa Wasiirada ayaa dadaal ugu jira inuu bedelo ku-xigeenka Ra'iisal wasaarhii...

    XOG: Wasiirada Saaxiibada la ah Madaxweyne Farmaajo ee kusoo laaban doona Xukuumadda cusub

    Ra'iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga sugayaa inuu soo dhiso Gole wasiiro cusub, iyadoo ay soo baxayaan xog ku saabsan...

    XOG: Wasiiradii muhiimka ka ahaa Xukuumadii Kheyre ee xilalkooda weyn doona iyo sabahaha keenay

    Iyadoo lagu guda jiro dhismaha Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya xog ku saabsan wasiirada aan rajada ka lahayn ...

    Ra’iisal wasaare Rooble oo bilaabay la-tashiyada magacaabidda Golaha Wasiirada (Wasiirada dib u soo laabanaya)

    Waxaa la filayaa inuu Ra'isal wasaare cusub dib u magacaabo tiro badan oo ka mida Golihii Wasiirada xukuumadii Xasan Cali Kheyre Ra'iisal wasaaraha cusub Maxamed...

    Madaxweynaha K/Galbeed oo magacaabay qaar ka mida Golihiisa Wasiirada [Akhriso Liiska Wasiirada cusub]

    Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (lafta-gareen) ayaa magacaabay qaar ka mida Golaha wasiiradiisa cusub. Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha K/Galbeed ayaa lagu...

    XOG CUSUB: 12 Xildhibaan oo lagu soo kordhiyey Golaha Wasiirada & Afar Arrimood oo ka dhashay [Akhriso]

    Xubnaha wasiirada, wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowleyaasha uu magacaabay Ra'iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Soomaaliya ayaa la sheegay inay dhammaantood yihiin xildhibaanno marka laga...

    Wasiirada cusub oo lagu dhaariyay Xarunta Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka [Sawirro]

    Wasiirada cusub ee dhowaan uu magacaabay Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyey xafiiska Guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeysa. Wasiirada cusub ee...

    Ra’iisal Wasaare Kheyrre oo Amarro anshax ah ku soo rogay Golaha Wasiirada & Wasiiro ka careysan

    Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa amarro cusub ku soo rogay golaha wasiirada Soomaaliya, isagoo  kulamadii ugu horeeyay isku dayay inuu dhaqan cusub...

    Wasiirro Dhalinyarro ah oo Wasaarado ka Mug weyn loo magacaabay.! [Xaaaladda xukuumada Kheyre – Akhriso Q. 1-aad]

    Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ee uu soo magacaabay Ra'iisal wasaare Xasan Cali Kheyre waxaa lagu tilmaamaa golihii ugu dhalinyarada badnaa ee soo mara...

    Wasiiro uu ka mid yahay Yuusuf Garaad oo maanta xilalka la wareegaya

    Iyadoo ay socdaan xafladihii xil wareejinta ee ay wasiirada xukuumadda cusub kula wareegayeen xilalkooda ayaa maanta lagu wadaa inay dhowr wasiir la wareegaan xilalka. Wasiirada...

    WARARKII MAANTA

    Haweeney ka mida Madaxdii ugu sareysay Tigreega oo isu dhiibtay Ciidamada Itoobiya

    Wararka laga helayo magaalada Makelle ee caasimada Gobolka Tigray ayaa sheegaya in Guddoomiyihii hore ee Aqalka Federaalka Itoobiya ay isu dhiibtay dowladda Itoobiya. Sida ay...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo Madaxweyne Farmaajo uga digay inuu siyaasadda dibadda u adeegsado olole…

    Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa war kasoo aaray go'aankii xukuumadda Soomaaliya hoos ugu dhigtay xiriirka xiriirka dalka Kenya, iyagoo sheegay inay walaac xoog...

    Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in 51 Alshabaab ah lagu dilay dagaalkii Bacaadweyn, Gobolka Mudug

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maalin kadib war kasoo saartay dagaalkii qasaaraha badan dhaliyey ee Alshabaab shalay ku qaadeen degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug. Qoraal kasoo...

    Guddiga muranka ka taagan yahay ee Doorashooyinka 2020/2021 Warkii ugu horeeyay soo saaray (Xubno ka maqan)

    Guddiga Doorashooyinka Dadban 2020/2021 ee Heer Federaal oo dhismihiisa muranka ka taagan yahay ayaa soo saaray warkii ugu horeeyay ee saxaafadeed oo warbaahinta dowladda...

    Musharixiinta Madaxweynaha oo bilaabaya tallaabooyin cadaadis lagu saarayo Madaxweyne Farmaajo

    Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa wejigii labaad ee shirkooda xalay ka furmay magaalada Muqdisho, iyagoo raad-raac ku sameynayeen go’aanadii ay soo saareen iyo...

    Alshabaab oo soo bandhigtay Gaadiid Dagaal oo ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee Bacaadweyn (Sawirro)

    Alshabaab ayaa soo bandhigtay hubkii ay ku qabsatay dagaalkii cuslaa ee shalay ay ku qaday degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug, iyadoo sheegtay inay askar...

    Diyaarad uu la socday Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo cilad qabsatay, kana laabatay Beledweyn

    Diyaarad ay la socdeen wafdi uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Barlamaanka Hirshabeelle C/xakiin Luqmaan ayaa cilad ku qabsatay hawada magaalada Beledweyne, taasoo keentay inay dib ugu...

    Mahad Salaad oo eedeyn culus u jeediyey Madaxweyne Qoorqoor iyo Galmudug oo xaalad cusub galeysa..

    Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa weerar kulul oo afka ah ku qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo sheegay inuu Muqdisho iyo Turkiga u dhaxeeyo...