Tuesday, July 1, 2025

DEGDEG: Hoobiyeyaal ku soo dhacay Xaafad ka mida Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Madaafiic hoobiyeyaal ah ay ku soo dhaceen xaafadda Cali Kamiin ee agagaarka Stadio Muqdisho, Demada Warddhiigley ee magaalada Muqdisho.

Dadka degaanka oo ka war helay qarax weyn ayaa sheegay inuu mid ka mida Madaafiicda ku habsaday guri xaafadda Cali Kamiin ku yaalla, halkaasoo uu ka geystay qasaare dhaawac iyo dhimasho leh.

Wararkii ugu horeeyay ayaa sheegaya in 4 qof laga qaaday Gurigaas oo dhaawac u badan, iyadoo aysan xaaladdu kala caddeyn, waxaan goobtaasi isugu soo baxay dadweyne fara badan oo naxsan.

FAAHFAAHIN: Hoobiyeyaal lagu weeraray Xarunta Ciidamada cusub ee Amniga Muqdisho & Qasaaraha ka dhashay

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON