Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Hoobiyayaal ay goordhow kusoo dhaceen xaafado kamida Degmooyin ka tirsan Gobolka Banaadir.
Madaafiicdaasi ayaa la sheegay inay ku dhaceen Xarunta Madaxtooyadda ee Villa Soomaaliya, sida dad goobjoogayaal ah ay xaqiijiyeen waxaana gudaha iyo daafaha ku dhacay dhowr madfac.
Ilaa iyo lama oga Khasaaraha ay geysteen Hoobiyeyaashaan oo kusoo dhacay Xarunta Madaxtooyadda iyo agagaarkeeda.
LA SOCO WIXII SOO KORDHA