Wednesday, July 2, 2025

DEGDEG: Khadiijo Diiriye iyo Xuseen ciid oo ka tanaasulay wareegii labaad ee Doorashada

Labada musharax ee Khadiija Maxamed Diiriye iyo Sicid Xuseen  Ciid ayaa ka tanaasulay tartanka doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamanka.

Labadan musharax ayaa sheegay inay ka harayaan tartanka isla markaana ay u fududynayaan Guddiga, waxaana isugu soo haray labada musharax.

C/weli Sheekh Muudey iyo

Faarax Sheekh C/qaadir

Wareega saddexaad ayaa toos loogu gudbay waxaa lagu kala bixi doonaa cod hal dheeri ah iyadoo doorashada ay bilaaban doonto dhowaan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON