Saturday, June 28, 2025

DEGDEG: Kulankii Baarlamaanka oo furmay & Madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha oo ku sugan

Madaxweyne Farmaajo iyo Ra’iisal wasaaraha Rooble oo hortegay Baarlamaanka iyo kulankii Kalsooni-siinta oo furmay.

Waxaa hadda furmay kulanka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta codka Kalsoonida loogu qaadayo Ra’iisal wasaaraha cusub Maxamed Xuseen Roobe, isla markaana uu khudbad ka jeedinayo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Kulanka oo ay ku sugan yihiin xildhibaannadii ugu badnaa ayaa waxaa ku sugan Madaxweynaha, Ra’iisal wasaraha sugaya codka Kalsoonida iyo guddoonka Baarlamaanka, waxaana hadda kulanka furay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh.

Waxaa Guddoomiye Mursal ku dhawaaqay in laab ajende ay kala yihiin kalsooni siinta Ra’iisal wasaaraha cusub cusub iyo hadal jeedinta Madaxweynaha, waxaana lagu bilaabay hadal jeedinta Madaxweynaha.

TOOS U DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON