Monday, June 23, 2025

DEGDEG: Kulankii Baarlamaanka Somalia ee maanta oo la hakiyey & Madaxweyne Farmaajo oo waanwaan bilaabay

Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ee maanta ka dhici lahaa Muqdisho, kaasoo laga cabsi qabay inuu fowdo isu bedelo ayaa la hakiyey  saacadihii ug danbeysay.

Arrinta nayaa ka danbeysay kadib markii ay xalay saqdii dhexe kadib kulan isugu yimaadeen Madaxweynaha Soomaaliya, Guddoomiyaha Baarlamaanka iyo Guddoomiye ku xigeenkada Baarlamaanka, waxaana madaxweyne Farmaajo uu hordhigay codsi ah in la baajiyo kulanka Baalramanka ee maanta, iyagoo ka aqbalay codsiga.

Wararka ayaa sheegaya in waanwaan ku saabsan khilaafka ka dhashay Mooshinka uu bilowday kadib markii madaxweynaha uu soo jeediyey in arrinta xal loo helo.

Shirkii Baarlamaanka ee maanta oo dad badan ay hore u dalbadeen in la joojiyo si aanu magac xumo u soo jiidin ayaa hada loo hakiyey codsi ka yimid madaxweynaha Soomaaliya.

LA SOCO WIXII SOO KORDHA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON