Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Riyad Mehrez oo ku guuleystay Abaalmarinta BBC ee Laacibka K/cagta Afrika

Laba laacib oo qura ayaa isugu haray abaalmarin  BBC-da ee Laacibiinta Afrika kadib markii ay ka hareen wareegii ugu danbeeyay saddex laaciib oo liiska ku jiray.

Riyad Mahrez-ka reer Al-Jeeriya ama Sadio Mane oo u dhashay Senegal ayaa midkood loo caleemi saari doonaa cayaarayahanka Afrika sannadka ee BBC maanta oo Isniin ah.

Taageerayaasha daafaha adduunka kala jooga ayaa u codeeyey midka ay u doonnayaan in uu ku guulaysto abaalmarinta 2016-ka.

Shantii hore ee lagu koobay liiska ayaa ku soo hari doona hal mid mana jirto wax kala horeyn tilmaamman, iyadoo Pierre-Emerick Aubameyang, Andre Ayew &Yaya Toure ay goor hore oo saaka ah hareen.

Shantii hore ee lagu koobay liiska ayaa ku soo hari doona hal mid mana jirto wax kala horeyn tilmaamman, iyadoo Pierre-Emerick Aubameyang, Andre Ayew & Yaya Toure ay goor hore oo saaka ah hareen.

Ugu danbeyn waxaa lagu dhawaaqay laacibka noqday ciyaaryahanka sanadka ee abaalmarinta BBC-da RIYAD MEHREZ oo u ciyaara kooxda Leister iyo xulka dalka Aljeeriya.

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON