Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku dhawaaqay Golahiisa Wasiirada

Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay Gollihiisa wasiirada kadib muddo 3 bilood ah oo lag sugayay.

Golaha wasiirada mamaul goboleedka Hirshabeelle ayaa ka kooban 23 Wasiir, 23 Wasiir ku xigeen iyo 6 Wasiiru Dowle, sida ku cad warqad ka soo baxday xafiiskiisa.

Guud ahaan tirada wasiirada ayaa gaaraya 52 xubnood, waxaana magacaabidda ay timid iyadoo uu shalay dib ugu laabtay magaalada Jowhar madaxweyaha maamulkaasi.

Faahfaahinta iyo magacyada la soco goor dhow

insha allaah

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON