Monday, June 23, 2025

DEGDEG: Madaxweynaha Kenya iyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya oo degdeg uga dhoofaya Muqdisho

Guddoomiyaha Guddiga Qabanqaabada caleemasaarka madaxweynaha Soomaaliya wasiir C/raxmaan Ceynte ayaa sheegay in madaxda dalalka Itoobiya iyo Kenya ay degdeg uga dhoofayaan magaalada Muqdisho.

Wasiirka ayaa intaas raaciyay in la soo dedejin doono khudbooyinkooda maadaama ay codsadeen inay degdeg u dhoofaan.

Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta iyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Hailemariam Deselgn ayaa imaanshahooda Muqdisho uu ahaa mid adag oo dadaal weyn loo galay kadib markii hore uga baaqsadeen.

Khudbadiisii ayuu Ra’iisal wasaaraha Itoobiya ayuu si weyn ugu mahadceliyay madaxweynaha xilka banneeyay ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo sheegay inuu mudan yahay bogaadin.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON