Friday, June 27, 2025

DEGDEG: Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay la-taliyihiisa Arrimaha Bulshada [Wareegto]

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magacaabay xil  cusub oo ka mid noqoneysa la-taliyeyaasha madaxweynaha.

Xilkan ayaa ah la-taliyaha madaxweynaha ee dhinaca arrimaha bulshada, waxaana loo magacaabay Caasho Abuukar Qaasim.

Wareegtada magacaabidda Caasha ayaa waxaa baahiyay warbaahinta dowladda, waxaana madaxweynuhu sheegay inuu xilkan u magacaabay kadib markii uu arkay baahida loo qabto xilkan.

Madaxweyne Farmaajo ayaa leh la-taliyeyaal fara badan iyo saaxiibo ka hoos shaqeeya oo aan weli xilal lagu magacaabin.

AKHRISO WAREEGTADA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON