Tuesday, July 15, 2025

DEGDEG: Madaxweynihii Dalka Koonfur Afrika oo ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay

Madaxweynaha Koonfur Afrika  Jacob Zuma ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd inuu iska casilay xilkii madaxweynaha dalkaasi.

Khudbad toos ah oo uu ka jeediyay telefishanka ayuu ku shaaciyey  Jacob Zuma  inuu xilka madaxweynenimo ka degay, ayna si degdeg u dhaqan geleyso is casilaadiisa, waxayna arrintan ka dambeysay iyadoo uu maanta xilli hore diiday inuu xilka ka dego kuna tilmaamay cadaadiska lagu hayo mid aan xaq ahayn.

Madaxweynaha Koonfur Afrika  Jacob Zuma ayaa lagu waday in Berri oo khamiis ah loo qaado codka kalsoonida kulan uu yeelan lahaa Baarlamaaka dalkaasi, taasoo ay caddeyd in la eryi doono

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON