Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed oo Geeriyooday

Waxaa caawa maqribnimadii la xaqiijiyey inuu geeriyooday Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed.

Cali Mahdi ayaa ku sugnaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyadoo la sheegay inuu xanuunsanaa muddooyinkii danbe, waxaana geeridiisa xaqiijiyey qoyskiisa, iyadoo ay tacsi u direen mas’uuliyiin kala duwan.

Cali madhi ayaa ahaa madaxweyinihii ugu horeeyay kadib markii la riday dowladii Kacaanka 1991-kii, Wuxuu ahaa Oday Soomaaliyeed oo magac iyo xushmad ku dhex leh Soomaalida. Samir iyo iimaan dhamaan qoyska, ehelada iyo ummadda Soomaaliyeedba. Eebbe naxariistiisa ha siiyo marxuumka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON