Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Maryan Nuux oo ku hartay wareegii koowaad ee Tartanka Orodka 400 Mitir

Orodyahanadda Soomaaliyeed Maryan Nuux Muuse oo ahayd gabadha qura ee Soomaaliya uga qeyb galeysa ciyaaraha Olombikada Adduunka ayaa ku hartay wareegii koowaad ee tartanka 400 Mitir.

Dadak Soomaaliyeed ayaa wada eegayay tartanka oo ahaa mid aad u adag oo ay la safnaayeen orodyahanno heer caalami ah, waxayna ka gashay kaalinta 8aad ugu danbeysa sidii la filayay..

Rajada laga qabo in ciyaaryahanada Soomaalida ay guul ka soo hooyaan tartannada caalamiga ah ayaa ah mid hooseysa marka la eego xaaladda Soomaaliya, waxaana  guul loo arkaa inay calanka geeyaan tartamada adduunka.

Maryan-Muuse

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON