Sunday, July 13, 2025

Mo Farah oo kaalinta koowaad ee Orodka 5000 mitir looga guuleystay [Sawirro]

Orodyahanka Ingiriiska ee Mo Farah ayaa kaalinta labaad ka galay tartanka ciyaaraha fudud ee magaalada London.

Orodka 5000 Mitir oo goor dhoweyd oo dhammaaday ayuu Mo Farah oo asalkiisu yahay Soomaali ka galay kaalinta labaad, iyadoo uu kaalinta koowaad uga hormaray Orodyahanka reer Itoobiya ee Mukhtar Idiris.

34 jirka Soomaaliga ah ayaa doonayay inuu guul kale kasoo hooyo tartanka London, isagoo dhowaan ku guuleystay orodka 10,000 mitir oo biladii Dahabka ahaa uu qaatay, laakiin tartankii caawa ayuu Qalin ka helay. Kaalinta saddexaad waxaa galay ninka Mareykanka ah ee Paul Chelimo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON