Tag: London

Mid ka mida Weriyeyaashii ugu caansanaa oo ka tegaya Laanta Af-Soomaaliga ee BBC-da

Mid ka mid weryiyeyaashii ugu caansanaa Laanta Af-soomaaliga ee BBC-da ayaa la shaaciyey inuu ka tegayo idaacadaasi, isagoo gelaya howlgab.

DAAWO SAWIRRO:- Soomaali ku bannaanbaxday Shirkii Shidaalka Soomaaliya ee Magaalada London

Waxaa magaalada London maanta ka dhacay bannaanbax ay ka qeyb galeen Dad Soomaaliyeed oo ka horjeeda shirka shidaalka Soomaaliya ee magaalada London ka furmay. Dadkan...

XOG: Dowladda Somalia oo looga adkaaday dagaalkii Baraha Bulshada & Bannaanbixii Shirka London oo..

Waxaa magaalada London ka socda dadaal ay wado dowladda Soomaaliya oo ay ku baajineyso bannaanbax weyn oo ay qabanqaabinayeen jaaliyadda Soomaaliya, kaasoo looga horjeeday...

Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka ee Barlamanka Federalka oo ka baxay Shirka Shidaalka London

Guddoomiyaha Guddiga Kheyraadka Dabiiciga iyo Bii'ada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay inuusan ka mid ahayn mas'uuliyiinta ka qeyb galaya shirka Shidaalka Soomaaliya ee...

Wasaaradda Kalluumeysiga Xukuumadda Soomaaliya oo Qoraal Jawaab ah soo saartay [Akhriso]

Wasaaradda Batroolka iyo Macdanka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay shir ka dhacaya Magaalada London oo ku saabsan shidaalka Soomaaliya. War-saxaafadeedka Caawa kasoo baxay...

SAWIRRO: Magaca Ninkii weerarka Gaari ku qaaday Baarlamaanka Ingiriiska iyo dalka uu kasoo jeedo...

Booliska dalka Ingiriiska ayaa shaaciyey magaca iyo halka uu kasoo jeedo asalkiisa ninkii gaariga ku jiiday jidgooyo amniga  loogu talagalay oo ku taalla dhismaha...

DEGDEG: Gaari lagu dhuftay Dhismaha Baarlamaanka UK & Wararkii ugu danbeeyay [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya in Gaari xowli ku socday lagu dhufay Derbi amni oo laga ilaaliyo dhismaha Baarlamaanka UK, iyadoo xaalad...

Kumanaan magaalada London isugu soo baxay bannaanbax looga soo horjeedo Madaxweyne Trump [Sawirro+Toos]

Madaxweynaha dalka Mareykanka, Donald Trump ayaa booqashadiisi ugu horreysay ee  rasmi ah ku tegay magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo magaalooyinka dalkaasi ay isugu...

Weriye Caan ka ahaa Soomaalida dhexdeeda oo ku geeriyooday Magaalada London

Allaha ha u naxariistee waxaa Isbitaal ku yaalla magaalada London ee dalka Ingiriiska ku geeriyoodey wariyihii caanka ahaa ee Maxamed Aadan Xirsi (Terra) oo si...

Wiil Soomaali ah oo Toorey lagu dilay Magaalada London & Soomaali ka danbeeyay oo...

Wiil oo Soomaali ahoo Mindi lagu dilay magaalada London ee dalka Ingiriiska bartimihii bishan, ayaa muuqaaladiisa la shaaciyay iyadoo 16 sano jir loo qabtay...

Mo Farah oo kaalin ka galay Orodkii London Marathon & rikoor cusub oo uu...

Orodyahanka reer caalami ee dalka Ingiriiska, kana soo jeeda Soomaaliya Mo Farah ayaa kaalinta saddexaad ka galay orodka Maaratoonka caanka ah ee London oo...

Tartanka Marathon-ka London oo dhacaya maalinta ugu kulul magaalada & Mo Faarax oo qeyb...

Tartanka Marathon-ka London ee sannadkan ayaa waxa uu qabsoomayaa maanta oo cimilda London tahay tii ugu kululayd ee uu ku beegmo. Tartamayaaha ayaa waxa loogu...

Weerar Mindiyo loo adeegsaday oo lagu qaaday Soomaali ku nool Magaalada London

Wararka ka imaanaya Dalka ingiriiska ayaa sheegaya in labo wiil oo Soomaali midna la dilay, kan kalena la dhaawacay, kadib markii ay weerar ku...

Wiil Soomaali ah oo lagu dhex dilay Xabsi ku yaala Magaalada London & Qoyskiisa...

Wiil Soomaali ah oo lagu magacaabi  jiray Khadar Saalax ayaa lagu dhex dilay xabsi ku yaalla Magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyadoo qoyskiisa ay...

Madaxweyne Trump oo arrin aan la fileyn darteed u joojiyey Booqashadii uu ku tegi...

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa baajiyay booqashadii la sii qorsheeyay ee uu ku tagi lahaa UK bisha Feebaraayo, wuxuuna sheegay in uusan "taageeraysanayn" safaaradda...

DEGDEG: Weerar Gaari loo adeegsaday oo ka dhacay Matxafka Magaalada London

Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday gaari uu ka dhacay meel u dhow xarunta Matxafka tariikhiga ah ee London. Gaari...

Weerar loo adeegsaday Waxyaabo Sun ah oo ka dhacay Magaalada London

Lix qof ayuu dhaawac ka soo gaaray weerrar ka dhacay bariga London oo looga shakisan yahay in loo adeegsaday walxo sun ah, weerrarkaas ayey...

Nin lagu tuhusan yahay Qarixii Tareenka Magaalada London oo la raadinayo

Booliska Ingiriiska ayaa qabtay nin 18 jir ah oo lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay qaraxii shalay London lagula beegsaday tareen mara dhulka hoostiisa. Ninka...

SAWIRRO: Wararkii ugu danbeeyay Qarixii ka dhacay Tareenka Magaalada London

Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax  lala beegsaday tareen ka mid ah kuwa London ee dhulka hoostiisa mara. Qaraxa oo dhacay 08:20 xilliga London,...

DEGDEG: Qarax ka dhacay Tareen dhulka hoostiisa mara Magaalada London & kala carar…

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax laga maqlay Tareen dhulka hoostiisa mara magaalada London ee dalka Ingiriiska. Booliska ayaa sheegay inay baarayaan qarax...
error: Content is protected !!