Friday, April 19, 2024

Nin dil ka geystay Magaalada London oo u baxsaday Masjid weyn & Booliska oo hareeyeeyay..

Wararka laga helayo magaalada London ayaa sheegaya in weerar toorey ah geystay oo dilay qof dhalinyaro ah u baxsaday masjidka ku yaalla bartamaha magaalada London ee Reben Park.

Weerarkan ayaa loo adeegsaday Toorey ayaa ka dhacay xaafadda Cunningham Place, ee Westminster oo u dhow madjiska, wuxuuna denbiilaha galay masjidka sida laga ogaaday kaamerda CCTV, taasoo keentay inay Booliska fara badan isku xeeraan masjidka Reben Park ee bartamaha London oo ka mida kuwa ugu waaweyn magaaladaasi.

Qofka tooreyda lagu weerarray ayaa dhaawac culus soo gaaray, wuxuuna markii danbe ku dhintay isbitaalka, iyadoo aan la shaacin magaciisa, waxaana kaliya oo la sheegay inuu ahaa wiil dhalinyaro 20 sano jir ku dhow.

Ad

Booliska ayaa raadinaya qofkii falkaasi geystay oo la sheegay inuu ku dhex baxsaday masjidka xalay waqtiga London, laakiin waxay sheegeen in falkaasi aanu ahayn mid la xiriira arrimo argagixiso, balse uu yahay dembi caadi ah.

Armed police sealed off a mosque in London after a man was fatally stabbed on a nearby street and the attackers reportedly fled towards the place of worship last night
The cordon was finally moved from around the mosque at 11.30pm, more than five hours after the stabbing
Video from outside the mosque shared on social media showed armed police at the gates as a helicopter circled overhead
A police cordon was in place at the mosque following the incident, with officers flanking parts of the building's perimeter. It was moved at 11.30pm
Pictured: the scene of the stabbing with paramedic gear strewn across the road
Officers were searching the area near the London Central Mosque near Regent's Park for suspects
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON