Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Musharax C/raxmaan Cirro oo qaadacay natiijada Doorashadii Madaxweynaha Somaliland [DAAWO]

Musharaxa Xisbiga Wadani ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay inuu qaadacay doorahadii 13-ka bishab ka dhacay maamulka Somaliland.

Isagoo saxaafadda la hadlay ayuu sheegay in doorashada ay hareeyeen ku shubasho baahsan iyo tacadiyo lagula kacay xubnah xisbigiisa, isla markaana aanay dhicin doorasho xalaal ah.

Wuxuu ka deyriyay qaabka doorashadu u dhacday, wuxuuna  sheegay inaysan aqbaleynin natiikada doorashada, isla markaana ay waxa dhacay ahaayeen in la xaday doorashadii oo lagu shubtay.

DHINACA SARE KA DAAWO VIDEO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON