Waxaa goor dhoweyd soo baxday oo la shaaciyey natiijada Doorashada Goleyaasha Degaanka degmooyinkii ugu horeeyay ee Somaliland.
Natiijadan oo horrhac ah ayaa waxaa ilaa iminka soo baxay natiijooyinka degmooyinka soo socda oo xubnaha ka sharaxnaa saddexda xisbi ee Kulmiye, Waddani iyo UCID ay u kala heleen sida soo socota:
DEGMADA GARA-ADAG:
Waddani: 3
Kulmiye: 4
UCID: 2
DEGMADA SAYLAC: Waa 11 xildhibaan, waxaana loo kala helay:
Waddani: 4
Kulmiye: 4
UCID: 3
DEGMADA LUG-HAYA:
Waddani: 2
Kulmiye: 5
UCID: 2
Golaha Degaanka Degmada Xuddun
Waddani: 2
Kulmiye: 7
UCID: 0
Sallaxley, Maroodi-jeex
Kulmiye: 4
UCID: 3
Waddani: 2
Fiiro Gaara: Natiijada Guddiga Doorashada shaaciyey waa hordhac
