Monday, June 23, 2025

DEGDEG: Ninka noqon doona Xoghaye cusub ee Qaramada Midoobay oo la shaaciyay

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Portugal, ahaana madixii Hay’adda Qaxootiga Adduunka ee UNHCR uu noqon doono xoghaya cusub ee Qaramada Midoobay.

Antonio Guterres ayaa helay taageerada ugu badan golaha ammaanka markii uu loolan dhex maray musharaxa Raashiya oo ah ergeyga Ruushka ee UN-ka  Vitally Churkin.

antonio-guterresMr. Guterres oo 66 sano jir ah ayaa si weyn uga taageero badan Vitaly Churkin sida lagu dhawaaqay goor dhoweyd.

Ad

Cod bixinta rasmiga ah ayaa ka dhici doonta xarunta Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay Khamiista si loo ansixiyo musharaxa helay taageerada Golaha.

Mr. Guterres, ayaa muddo 10 sanadood ah soo hogaaminayay Hay’adda Qaxootiga Qaramada Midoobay, wuxuuna cad inuu noqon doono xoghaya guud ee Q/Midoobay ee bedeli doona Ban ki-moon.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON