Thursday, February 27, 2020
More

    Tag: UNSC

    Wakiilka Q/Midoobay oo shaaciyey 3 Su’aal oo ka taagan Sharciga Doorashada Somalia ee la...

    Wakiilka Xoghayaha Guud ee Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa shaaciyey in Sharciga Doorasha Soomaaliya ee ay ansixiyeen labada aqal ee...

    Golaha Ammaanka Q/Midoobay oo War kasoo saaray xaaladda Somalia [Akhriso Qodobada laga dalbaday dowladda...

    Golaha Ammaanka Q/Midoobay ayaa war kasoo saaray xaaladda Soomaaliya, kadib markii Golaha ay warbixinno u jeediyeen 21-kii Novembar 2019, Wakiilka Q/Midobay James...

    SECURITY COUNCIL PRESS STATEMENT ON SOMALIA

    On 21 November 2019, the Members of the Security Council were briefed on the situation in Somalia by the Special Representative of...

    AKHRISO: Qodobadii ugu muhiimsanaa ee Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya ka jeediyey kulanka Golaha Ammaanka

    Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa caawa khudbad u jeediyey kulan gaara oo ay Golaha Ammaanka Q/Midoobay ka yeesheen Arrimaha Soomaaliya,...

    Remarks by UN Envoy James Swan to the Security Council on the situation in...

    Madam President, Members of the Council: I congratulate you Madame President on the presidency for...

    Golaha Amaanka Q/Midoobay oo cusbooneysiiyey Xayiraadda Hubka ee saaran Somalia & 3 Dal oo...

    Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo mar kale kulan ka yeeshay cunaqabateynta hubka ee Soomaaliya ayaa sanad kale kodhiyey xayiraadda saaran Soomaaliya,...

    Loolanka Jabuuti & Kenya ee Kursiga Golaha Amniga oo sii xoogeystay [Jabuuti oo eedeyn...

    Waxaa sii xoogeystay loolanka u dhaxeeya dalalka Kenya iyo Jabuuti ee Kursiga Golaha Ammaanka Q/Midoobay oo Jabuuti ay sheegtay inay u tartameyso,...

    Jaamacadda Carabta oo Jabuuti ku taageeray tartanka Kursiga Golaha Amniga ee Q/Midoobay [Rajadii Kenya...

    Jaamacadda Carabta ayaa si buuxda u taageertay tartanka ay dowladda Jabuuti ugu jirto kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Amniga Q/Midoobay ee...

    Golaha Amniga Q/Midoobay oo diiday Qaraar ay u gudbisay Dowladda Kenya oo ku saabsanaa...

    Dowladda Kenya ayaa ku fashilantay qaraar ay hor geysay Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo ku saabsanaa in Alshabaab lagu daro Liiska Argagixisada...

    Loolanka Kenya iyo Jabuuti ee Kursiga Golaha Amaanka oo weji cusub yeeshay & ururka...

    Loolanka u dhaxeeya dalalka Jabuuti iyo Kenya ee kursiga Golaha Amniga Q/Midoobay ayaa weji cusub yeeshay, kadib markii dowladda Jabuuti ay sheegtay...

    Kenya oo Jabuuti uga adkaatay musharxnimada Afrika ee Kursiga Golaha Amniga Q/Midoobay [Codeyn...

    Kenya ayaa loo magacaabay inay musharaxa u tartamaya Afrika kursiga Golaha Amniga ee Q/Midoobay kadib codeyn ka dhacday xarunta Midowga Afrika ee...

    Mareykanka oo kulan Degdeg ah isugu yeeray Golaha Amniga Qaramada Midoobay.

    War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dowladda Mareykankan ay kulan degdega isugu yeertay Golaha Ammaanka Q/Midoobay.

    Sidee Dowlada Somalia u soo dhoweysay Qaraarkii Golaha Amniga Q/Midoobay kasoo saaray Somalia? [Akhriso]

    Dowladda Federaalka Soomaalia oo soo dhoweysay qaraarka QM ee tirsigiisu yahay 2477 ee ka soo baxay kalankii goluhu yeeshay 31 May 2019...

    Golaha Ammaanka Q/Midoobay oo waqtiga u kordhiyey Xafiiska UNSOM ee Soomaaliya.

    Golaha Amaanka ee Qaramadda midoobay ayaa mudadda u kordhiyey Xafiiiska UNSOM ee Howlgalka Soomaaliya oo la gaarsiiyey ilaa 31-ka March sanadka 2020...

    UN council regrets Somalia’s resolution to expel envoy

    United International locations, United States, Jan 6 – The UN Safety Council on Saturday expressed remorseful about after Somalia expelled a UN envoy however...

    Golaha Amniga Q/Midoobay oo War-cusub kasoo saaray Eryidii Wakiilkii Q/Midoobay Nicholas Haysom [Akhriso]

    Golaah Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa War kasoo saartay Go'aankii ay dowladda Soomaaliya ku ceyrisay Wakiilkii Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya NicholasHaysom. War kasoo...

    Statement of the special representative of the UN Secretary-General for Somalia, Mr. Nicholas Haysom,...

    Statement of the special representative of the UN secretary-general for Somalia, Mr. Nicholas Haysom, to the UN Security Council on 3 January 2019 Thank you...

    DAAWO: Khudbadii Wakiilka Q/Midoobay Nicholas Haysom ka jeediyay fadhiga Golaha Amniga

    Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaliya Nicholas Haysom ayaa warbixinta saddex biloodlaha ah ee xaaladda Soomaaliya ka jeediyay fadhigii golaha ammaanka ee Q/Midoobay goor dhoweyd...

    TOOS U DAAWO: Kulanka Golaha Amniga Qaramada Midoobay ee Arrimaha Somalia

    TOOS: NEW YORK. 1 Jan 2019 -  Report of the Secretary-General on Somalia (S/2018/1149) UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM) Golaha Amniga Q/Midoobay ayaa hadda leh kulan ku...

    Nicholas Haysom oo Maanta xaaladda Somalia warbixin ka siinaya Golaha Ammaanka Q/Midoobay

    Golaha Amniga Qaramada Midoobay ayaa maanta kulan gaara ka yeelanaya arrimaha Somalia, iyadoo warbixin saddex biloodle ah uu xaaladda Soomaaliya u jeedin doono Golaha...
    137,323FansLike
    1,337FollowersFollow
    4,181FollowersFollow
    error: Content is protected !!