Monday, July 14, 2025

ONLF War Cad ka soo saartay Sarkaalkii ONLF oo dowladda Soomaaliya ku wareejisay Itoobiya

Jabhadda ONLF ee xoreynta Ogaadeeniya ayaa War Cad kasoo saartay sarkaal ka tirsanaa oo dowladda Soomaaliya u gacan gelisay Itoobiya.

War-saxaafadeed ka soo baxay ONLF oo lagu qoray bogga ururka ayaa lagu xaqiijiyay in C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax) oo dhammaan qoyskiisa ay laayeen taliska TPLF ee Itoobiya.

ONLF waxay caddeysay in dowladda Soomaaliya ay si  qasab ah oo aan rabitaankiisa ahayn sarkaalkaasi ugu wareejisay Itoobiya iyadoo markii hore sheegtay inay sii deyneysi kadib markii laga soo qabtay magaalad Gaalkacyo.

Qoraalka ONLF ayaa caddeysay in madaxda Soomaalida ee xilligan ay dembi aan la cafin ka galeen umadda Soomaaliyeed, waxaana madaxdaasi ugu horeeya:

1- Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo

2- Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Kheyre

3- Taliyaha NISA C/llaahi Maxamed Sanbaloolshe

4- La-tliyaha Amniga madaxweynaha Bashiir Maxamed  Jaamac (Goobe)

Qoraalka ONLF oo af Ingriis  ah halkan ka akhriso

The Illegal Detention and Refoulement of Mr Abdikarin Sh Muse to Ethiopia

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON