Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Qalbi-dhagax oo Caawa kusii jeeda magaalada Nairobi iyo Dadkii ugu badnaa oo isugu soo baxay…. [Sawirro]

C/kariin Sheekh Muuse Qalbidhagax ayaa Caawa ka degay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo kasoo kicitimay  magaalada Adis ababa ee dalka Itoobiya.

Wararka laga helayo magaalada Nairobi, ayaa sheegaya in si weyn loogu soo dhoweeyay halkaasi, iyadoo ay degan yihiin qoyskiisa oo aanu in muddo ah arkin, waxaana loogu diyaariyey soo dhoweyn heer sare ah oo ka socota xaafadda Islii ee Soomaalidu ku badan tahay.

Dadweyne fara badan ayaa isugu soo baxay xaafadda Islii ee magaalada Nairobi, iyadoo doonaya inay soo dhoweeyaan Qalbi-dhagax oo u muuqda inuu isu bedelay halyey Qaran kadib markii uu Itoobiya ku xirnaa muddo 10 bilood ah, iyadoo ay dalkaasi u gacangelisay dowladda Itoobiya.

Image may contain: 3 people, including Mohamed Abdi Filiphin

Image may contain: 3 people, people sitting, car and outdoor

Image may contain: 1 person, crowd and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON