Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Qarax Caawa ka dhacay Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu  caawa Qarax ka dhacay magaalada.

Qaraxa oo ahaa miiinada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay, xaafadda Caki Kamiin ee degmada Wardhiigley, iyadoo qasaare kala duwan uu geystay, kadib markii uu qabsaday gaari halkaasi marayay oo la sheegay inuu watay sarkaal ka tirsan NISA.

Sarkaalka ayaa qaraxa ka badbaaday iyadoo askari la socday uu dhaawac kasoo gaaray., waxaana dadka qaar ay soo weriyeen inuu qaraxa ahaa miino lagu xiray Gaariga. Ciidamada ammaanka ayaa gaartay goobta qaraxa ka dhacay iyadoo halkaasi xiray.

Weerarrada qorsheysan iyo qaraxyada ayaa ku sii kordhaya Muqdisho iyadoo xalay magaalada lag dilay Jeneraal ka tirsanaa ciidamada Milateriga.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON