Wednesday, June 25, 2025

DEGDEG: Qarax is-maadaamin ah oo ka dhacay Magaalada Kismaayo

Qarax xoogan ayaa goor dhow ka dhacay xerada tababarka ciidamada dowladda ee ku taala duleedka dhismaha Jaamacada Kismaayo ee waqooyiga magaalada Kismaayo iyadoo wararku sheegayaan in loo adeegsaday gaari NOAH oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

breaking-news2

Xerada weerarka is-miidaaminta ah lagu qaaday  ayaa la sheegay inuu tababar uga socday  ciidamo ka tirsan kuwa maamulka Jubba iyo dowladad Federaalka oo ahaa ciidamadii hore u taabacsanaa Barre Hiiraale oo la sheegay inay waqtigaasi feyl ku jireen. Waxaa jira khasaare badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka dhashay weerarka iyadoo dhaawacyo badan la gaarsiiyay isbitaalka magaalada Kismaayo.

 

Mid ka mida saraakiisha ciidamada  oo lagu magacaabo C/rashiid Macalin Gaas ayaa xaqiijiyay askar badan wax ku noqdeen weerarkani… oo faahfaahintiisa hadda soo baxeyso.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON