Tuesday, June 24, 2025

Qarax is-miidamin ah oo ka dhacay safaaradda Mareykanka ee magaalada Tunis..

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Nin is-miidaamiye ahaa uu goor dhoweyd isku qarxiyay xeydaabka safaaradda Mareykanka ee magaalada Tunis, dalka Tunisia.

Qaraxan oo goor dhoweyd ka dhacay xaafadda Buheyta, caasimadda Tunisia ayaa waxaa ka dambeeyay nin watay Mooto Dhugdhugley ah, kaasoo xirnaa waxyaabaha qarxa, wuxuuna isku qarxiyey xeydaabka safaaradda Mareykanka oo ciidamada ilaalada safaaradda ku sugnaayeen.

Wararkii ugu horeeyay ee qaraxa kasoo baxa ayaa sheegaya inuu jiro qasaare iyadoo warbaahinta dalka Tunisia ay shaacisay in laba is-miidaamiye ku geeriyoodeen qaraxa, shan qof oo kalena ay ku dhaawacmeen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON