Sunday, July 6, 2025

DEGDEG: QARAX KA DHACAY MAGAALADA ISTANBUUL

Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Istanbuul ee caasimadda Turkiga.

Qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda Vezneciler oo u dhow Busteejo laga raaco basaska, waxaana wararka hordhaca ah ay sheegayaan inuu jiro khasaase.

Warbaahinta Turkiga sida CNN Turk ayaa soo werisay in gaadiidka gurmadka ay gaareen goobta qaraxu ka dhacay ayna jiraan dhaawacyo.

Qaraxa ayaa dhacay markii uu halkaasi soo maray Gaari ay leeyihiin Booliska subaxninadii saaka.

Wararkii ugu danbeeyay ytaa sheegaya in 11 ruux lagu dilay qaraxaasi, iyadoo dhaawacuna ku dhow yahay 20 kale.

DAAWO SAWIRRO

Qaraxaan ayaa ilaa hadda jirin cid sheegaday mas’uuliyadiisa, hase ahaatee xiliyadii dambe waxaa sii badanayay weerarada ay geysanayaan kooxda mucaaradka Kurdiyiinta ee gooni goosadka doonaya iyo kooxaha ka dagaalama Siiriya.

Muuqaallo laga helay goobta qaraxu ka dhacay ayaa muujiyaana baaxada qaraxu uu la egaa iyo burburka soo gaaray dhismooyinka ka ag dhawaa.

A destroyed van is pictured near a Turkish police bus which was targeted in a bomb attack in a central Istanbul district, Turkey, June 7, 2016. REUTERS/Osman Orsal

Fire engines stand beside a Turkish oplice bus which awas targeted in a bomb attack in a central Istanbul district, Turkey, June 7, 2016. REUTERS/Osman Orsal

Fire engines stand beside a Turkish police bus which was targeted in a bomb attack in a central Istanbul district, Turkey, June 7, 2016. REUTERS/Osman Orsal

A police officer secures the area near the site where a Turkish police bus was targeted in a bomb attack in a central Istanbul district, Turkey, June 7, 2016. REUTERS/Osman Orsal

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON