Thursday, June 26, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax xoog leh ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana qaraxa ka danbeeyay rasaas goosgoos ah.

Qaraxa ayaa wararkii ugu horeeyay sheegayaan inuu ahaa gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo  la soo dhigay wadada meel u dhow Ajabka Beyxaani.

Qaraxa ayaa ka dhacay Baarka Rajo hortiisa oo u dhow xarunta weyn ee Nabadsugidda degmada Shibis ee magaalada Muqdisho, waxaana halkaasi ku dhintay dadkii bannaanka baarka ku sugnaa iyo dadweyne kale oo baarka markaasi galayay.

Ugu yaraan Shan ruux ayaa ku dhintay qaraxa 10 kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray, waxaana goobta gaaray ciidamada dowlada iyo gawaarida gargaarka degdegga ah.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON