Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda ah.

Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay xeebta Liido ee Degmada C/casiis, gaar ahaan Elite Hotel oo ah hotel caan ah oo ku yaalla Xeebta Muqdisho.

Qaraxa ayaa loo adeegsaday Gaari, waxaana la maqlayaa rasaas, sida ay soo weriyeen dad ku sugan aaggaasi.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in rah hubeysan ay gudaha u galeen Hotelka Elite e xeebta Liido magaalada Muqdisho.

LA SOCO FAAHFAAHINTA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON