War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya.
Wararkii ugu horeeyay ee qaraxa ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay aargada Isgoyska KM4, isla markaana lala beegsaday Wasiirka Cusub ee Shaqada iyo Shaqaalaha xukuumadda Somaaliya Duraan Axmed Faarax.
Qasaare ayaa jira inuu qaraxa dhaliyey, iyadoo Wasiirku ka badbaaday sid ay sheegeen dad la xiriiray, waxaase dhaawac soo gaaray ilaaladii la socotay..
HALKAN KA AKHRISO FAAHFAAHINTA