Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Qarax lala beegsaday Gaadiid uu la socday Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan..

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday kolonyo uu la socday Ra’iisal wasaaraha dalka Suudaan Cabdalla Hamdouk.

Warbaahinta dowladda Sudan ayaa goordhoweyd shaaacisay in Ra’iisal wasaaraha uu ka badbaaday qaraxa, iyadoo degdeg loo geeyay goob amni ah, wax dhibaato ahna aysan kasoo gaarin qaraxa.

Qaraxan ayaa saaka ka dhacay magaalada Khartoum ee dalka Suudaan, waxaana wararku sheegayaan inuu qaraxa haleelay mid ka mida gawaaridii la socotay Ra’iisal wasaaraha Suudaan Cabdalla Hamdouk.

LA SOCO FAAHFAAHINTA…

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON