Tag: Sudan

Xukuumadda Cusub ee Suudaan oo lagu dhawaaqay haweeneydii ugu horeysay oo noqotay Wasiirka...

Waxaa xalay dalka Sudan looga dhawaaqay xukuumad cusub oo dalkaasi yeelanayo, kadib kacdoonkii xukunka looga tuuray madaxweynihii hore ee dalkaasi Cumar Albashiir.

Madaxweyne Farmaajo oo Farriin u diray Golaha Sare & Ra’iisal wasaaraha cusub ee Suudaan

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay Golaha Hoggaanka Ciidamada Qalabka Sida ee dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan, Axsaabta Siyaasadda,...

Siyaasi ka tirsan Somalida Itoobiya oo la ilmeeyay heshiiskii uu dhex dhigay dhinacyada Suudaan...

Siyaasiga Maxamuud Dirir oo ka mida siyaasiyiinta Soomaalida Itoobiya oo xilal kala duwan kasoo qabtay dalka Itoobiya ayaa ahaa dhexdhexaadiyihii Golaha Milateriga...

Golaha Milateriga Sudan & kooxaha Mucaaradka oo ku heshiiyey dhismaha Dowlad Wadaag ah

Golaha Mialteriga ee ka taliya dalka Suudaan ayaa heshiis awood qeybsi ah la gaaray Isbaheysiga Mucaaradka dalkaasi, kadib muddo is mari waa'...

Hoggaamiyaha Milateriga Suudaan oo si weyn loogu soo dhoweeyay Caasimadda Eritrea (Sawirro)

Guddoomiyaha Golaha Sare ee Milateriga Sudan ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tegay dalka Eritrea, iyadoo si weyn looogu soo dhoweeyay caasimadda...

Midowga Afrika oo hakiyey xubnnimadii Sudan iyo Abiy Ahmed oo kusii jeeda magaalada Khartoum

Midowga Afrika ayaa xayiraad kusoo rogay xubinnimadii dowladda Suudaan ee ururkaasi, iyadoo go'aan kasoo baxay Midowga Afrika lagu shaaciyey in la hakiyey...

Ciidamada Suudaan oo Weerar ku qaaday xaruntii Banaanbaxayaasha & Dad lagu dilay… (Wararkii ugu...

Ciidamada Suudaan ayaa saaka aroortii weerar ku qaaday goob ay deganaayeen bannaanbaxayasha dimoqraadiyad doonka dalka Suudaan ee kasoo horjeeda xarunta Wasaaradda Difaaca...

Saddex Jeneraal oo lagu qasbay inay iska casilaan Golaha Milateriga ee ka taliya Dalka...

Saddex kamid ah Jeneraallada ugu sarreeya Golaha Sare ee militariga Suudaan ayaa xilka iska casilay, kadib markii ay cadaadis kala kulmeen dadweynaha...

Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Masar (Yaa ka qeyb galaya shirka loogu yeeray? Akhriso)

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa gaaray dalka Masar, isagoo ka qeybgeli doona shir uu qabanqaabiyey madaxweynaha Masar C/fataax Alsisi oo ku...

Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galaya shir degdeg ah oo looga hadlayo Xaaladda Suudaan.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay dalka Masar, halkaasoo la sheegay inuu uga qeyb...

Madaxweynihii Suudaan Jen. Cumar Albashiir oo lagu xiray Xabsigii uu mucaaradka ku xiri jiray.

Madaxweynihii Suudaan ee xilka laga tuuray ayaa la sheegay in xabsi la dhigay, iyadoo uu markii hore xabsi guri ku jiray.

Midowga Afrika oo Milateriga Suudaan u qabtay in 15 Maalmood ay talada ku...

War kasoo baxay Golaha Nabadda iyo Amniga Midowga Afrika ayaa looga dalbaday Golaha Milateriga Suudaan ee la wareegay talada dalkaasi inay muddo...

Hoggaamiyaha cusub ee Suudaan oo Bayaankiisii ugu horeysay soo saaray & Bandowgii oo la...

Hoggaamiyaha Golaha Sare ee Milateriga dalka Suudaan ee talada dalkaasi la wareegay Gen. C/fataax Burhaan ayaa soo saaray bayaankiisii ugu horeeyay isagoo...

Agaasimihii Sirdoonka & Nabadsugidda dalka Suudaan oo xilkii iska casilay..

Wararka laga helayo magaalada Khartoum ee dalka Suudaan ayaa sheegaya in Agaamisimihii Nabadsugidda iyo Sirdoonka dalkaasi uu xilkii iska casilay.

Maxaa laga yaqaan Hoggaamiyaha Cusub ee Golaha Milateriga la wareegay talada dalka Suudaan?

Madaxweynaha cusub ayaa loo dhaariyey Golaha Milateriga ee la wareegay talada dalka Suudaan, kadib marii uu 24 saac gudahood isku casilay madaxweynihii...

DEGDEG: Jen. Madaxweynihii cusbaa ee Suudan Cawad Bin Cawf oo is casilay & Taliye...

War hadda soo dhacay ayaa sheegay in madaxweynihii cusbaa ee Suudaan oo ahaa madaxa Golaha sare ee Milateriga dalkaasi qabsaday Cawad Bin...

Milateriga qabsaday Dalka Suudaan oo War Cusub soo saaray [Albashiir oo Maxkamad lagu..]

Guddiga siyaasadda Golaha Ciidamada la wareegay talada dalka Suudaan ayaa shir jaraa’id ay maanta qabteenuga hadleen qorshahooda iyadoo sheegay in xalka xaaladda...

Madaxweyne Albashiir: Ninkii uu isku aaminay ayaa inqilaabay [Waa kuma Cawad Bin Cawf ?]

Afgembigii ka dhacay dalka Suudaan Khamiistii 11-ka April 2019 wuxuu soo gabagabeeyay xukuntii 30-ka sano soo jiray ee Madaxweyne Jeneraal Cumar Xasan...

DEGDEG: Ciidamada Sudan oo la wareegay xukunka, xaalad degdeg ah & Madaxweynihii oo la...

Ciidamada Milterigaa Suudaan ayaa ku dhawaaqay in xukunka dalkaasi ay la wareegeen, kadib afgembi saaka ka dhacay, iyadoo la xiray madaxweynihii dalkaasi...

Mas’uuliyiin iyo Saraakiil u dhowaa Madaxweynihii Suudaan oo la xiray. [Akhriso Magacyada]

Ciidamada dalka Suudaan ayaa xir- xiray mas'uuliyiin iyo saraakiil aad ugu dhowaa madaxweynaha Suudaan ee la sheegay inuu xilka ka degay Cumar...
error: Content is protected !!