Thursday, July 17, 2025

DEGDEG: Qarax weyn oo ka dhacay Afgooye iyo Wararkii ugu danbeeyay..

Wararka laga helayo degmada Afgooye ee gobolka SH/Hoose ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd ka dhacay degmada Afgooye.

Qaraxa ayaa la sheegayaa inuu ahaa is-miidaamin lala beegsaday bar ay ciidamada dowladda ku leeyihiin halka loo yaqaan Boodboodka, iyadoo qaraxa kadib ay dhacday rasaas xoog leh, waxaana kacsan xaalada Afgooye oo sidoo kale xalay lagu qaaday weerarro kale oo saacado socday.

Qaraxa goor dhoweyd dhacay ayaa la soo sheegayaa inuu qasaare kala duwan dhaliyey, waxaana halkaasi gaaray ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Wararkii ugu danbeeyay hoos ka akhriso

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON