Thursday, June 26, 2025

FAAHFAAHIN: Qarax xoog leh oo ka dhacay Garbahaarey & qasaaraha ka dhashay

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo uu goor dhoweyd ka dhacay Qarax xoog leh oo gilgilay magaaladaasi.

Qaraxa ayaa al sheegay in lala beegsaday Baar ku yaal  degmada Garbahaarey ee gobolka Gedo oo dad badan ay jku sugnaayeen.

Afhayeenka maamulka gobolka Gedo Nuur Sayax Xareed ayaa sheegay in xilligan xaaladu qasan tahay isla markaana isgaarsiinta ay hawadaka maqan tahay iyadoo qasaaraha ka dhashay aan faahfaahin badan laga helin.

Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in qaraxa ay ku dhimatay haweeney lahayd maqaayada qaraxa ka dhacay, waxaana dhaawac kasoo gaaray 5 qoys oo kale.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON