Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Shirkii Madaxda Dowladda & Maamul Goboleedyada oo lagu heshiiyay & War-murtiyeed…

Shirkii madaxda dowadada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho ayaa la soo gabagabeeyay, iyadoo heshiis laga gaaray arrimihii labada dhinac hor yaallay.

Shirkan oo qaatay muddo 8 maalmood ah ayaa maanta lasoo xiray ,iyadoo war-murtiyeedka shirka oo xilligan gacanta lagu hayo la shaacin doono, waxaana qoddobadda ugu muhiimsan ka mida:

1- Arrimaha Dastuurka

2- Iskaashiga Amniga

3- Dagaalka Alshabaab

4- Qeybsiga kheyraadka

5- iyo Arrimaha siyaasadda

Shirka waxaa ka qeyb galay madaxweynaha Soomaaliya oo guddoominayay, R’iisal wasaaraha, madaxda maamul Goboleedyada iyo guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

FILO WAR-MURTIYEEDKA SHIRKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON