Monday, July 14, 2025

DEGDEG: Wariyeyaashii TV-ga Universal oo xabsiga laga sii daayay

Waxaa goor dhow  la sii daayay oo dib u helay xorriyadooda agaasimihii TV-ga Universal ee Bariga iyo Bartamaha Afrika C/llaahi Kulmiye Xersi iyo Weriye Cawil Daahir Salaad, kuwaasoo u xirnaa hay’adda Nabad sugidda qaranka muddo lix Maalmood ah.

breaking-news2

Agaasimaha Muqidsho ee UNiversal TV Naciimo Ciise oo ayaa xaqiijisay in lasii daayay Wariye Cawil Daahir Salaad oo barnaamij soo saare ka ahaa TV-gaas  iyo Agaasimahii Bariga Afrika ee Talefishinkaasi Cabdullaahi Xirsi Kulmiye.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof. Maxamed Csmaan Jawaari ayaa maanta la dalabaday xeer ilaalinta inay sii deyso weriyeyaasha balse wax faahfaahin ah lagama bixin in la cafiyay iyo in damiin lagu sii daayay midna.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON