Saturday, June 28, 2025

DEGDEG: Wasiir ka tirsanaa Xukuumadda Itoobiya oo loo doortay Guddoomiyaha Xisbiga talada haya ee DDSI

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiirkii Isgaarsiinta xukuumadda Federaalka Itoobiya Axmed Shide loo doortey Gudoomiyaha Xisbiga talada haya ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Somali People’s Democratic Party (SPDP).

Xilkan ayaa ahaa kii ugu danbeeyay ee  uu hayey madaxweynihii is casilay ee dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamud Cumar Cabdi Iley oo magaalada Addis ababa xabsi guri ku jira.

Waxaa lagu wadaa  inuu Axmed Shide noqon doona madaxweynaha maamulka Soomaalida Itoobiya, waana nin ku dhow Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed, iagoo ka mid ahaa wasiiradii xukuumadda Abiy Ahmed.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON