Tuesday, June 24, 2025

DEGDEG: Wasiiro iyo xildhibaano ku dhaawacmay qarixii Hotel SYL

Wasiirka Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa la xaqiijiyay inuu ku dhaawacmay qarixii weynaa ee maanta lala beegsaday Hotelka SYL.

Wasiir Maareeye ka sokow waxaa qaraxa ku dhaawacmay xildhibaan Cadalla Boos Axmed, Xildhibaan Daahir Jeesow iyo mas’uuliyiin kale.

Dhaawaca mas’uuliyiintan ayaa kala duwan, waxayna wararku sheegayana in dhaawacyada qaarkood ay yihiin kuwo fudud…

Maareeye oo la hadlay Radio Muqdisho & TV-ga SNTV ayaa sheegay in xaaladiisu fiican tahay oo uu wanaagsan yahay, balse wasiirka Dekadaha uu dhaawac yahay.

GOOBJOOGE.COM

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON