War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in saxafiyiinta looga yeeray xarunta Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa qabanaba shir jaraa’id oo la sheegay inuu xasaasi yahay, waxaana shirkaasi uu ka dhacayaa hoolka shirarka agaasimayaasha ee Wasaaradda .
Shirka jaraa’id ayaa la filayaa inuu wasiir Cawad uga hadlo xiriirka Kenya iyo Somalia, booqashada madaxweynaha Somalialand ee dalka Gini iyo arrimo kale…
LA SOCO WIXII KUSOO KORDHA…