Monday, July 14, 2025

Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaa Xoosh oo Geeriyooday..

Wasiirkii Dastuurka Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa la shaaciyay inuu ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta.

Wasiir Xoosh ayaa ku geeriyooday magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta, waxayna wararku sheegayaan inuu halkaasi u joogay ka qeybgalka arooska gabashiisa oo lagu magacaabo Sagal, laakiin uu xalay ku soo boofay xanuun keenay in si degdeg loo dhigo qeybta degdegga ah, wuxuuna geeriyooday Duhurnimadii Maanta, sida ay xaqiijisay xukuumadda Somalia.

Wasiirka Dastuurka xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Xoosh Jibriil ayaa ka mid ahaa xilal kala duwan kasoo qabtay xukuumadihii Soomaaliya.

Allaha u naxariistee Avv. Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ahaa Wasiirkii Dastuurka, wuxuu ahaaa Abuukaate wax ku soo bartay dalka Canada, wuxuuna qeyb ku lahaa Dastuurka KMG ah, isagoo xilligii KMG-ka intii u dhaxeysay 2011- 2012-kii ahaa Wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON