Monday, June 23, 2025

DEGDEG: Wasiiru dowlaha Madaxtooyada oo ku guuleystay kursiga Xildhibaan ee Aqalka hoose

Wasiiru dowlaha madaxtooyada Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ku guuleystay kursiga beeshiisa ee xildhibaanka Aqalka hoose.

Kursigan oo ahaa kii labaad oo ay ku tartamayeen:

  1. Mahad Maxamed Salaad .
  2. iyo Jen. C/qaadir Cali Diiriye

Waxaa si aqlabiyad leh ku guuleystay Mahad Maxamed Salaad, waxaa hore loo filayay natiijadan maadaama uu musharaxa la tegay magaalada Cadaado lacag fara badan.

Ad

Mahad Maxamed Salaad ayaa helay 40 cod, halka musharaxa ruugcadaaga ah ee ka tirsanaa saraakiishii sare ee ciidamada Soomaaliya Jen. Subaanxyo uu helay 9 cod oo qura.

Kursigii ugu horeeyay waxaa ku Guuleeystay Ganacsade Saciid Nuur Giriish oo ka soo jeeda oo heley dhammaan codadkii la dhiibtay ee ahaa 50 Cod.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON