Sunday, July 13, 2025

DEGDEG: Wasiiru-dowlihii Cadaaladda Hirshabeelle oo u Geeriyooday Cudurka Coronavirus.

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Wasiiru dowlihii Cadaalada maamulka Hirshabelle uu goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada Muqdisho.

Wasiiru dowlaha oo ahaa Xildhibaan Marxuum Khaliif Muumin Tooxow ayaa ku jiray Isbitaalka Martiini, waxaana xaaladiisa ay sii xumaatay saacdihii ugu danbeeyay, iyadoo goor dhow la xaqiijiyey inuu u geeriyooday cudurka Covid-19.

Waa geeridii labaad ee Soomaaliya loogu geeriyoodo cudurkan, waxayna xalay Wasiirka Caafimaadka ka digtay inay liidato xaaladda laba bukaan oo u jiifa cudurka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON